Events
Bangiga Amal oo kulan la qaatay Haweenka ka ganacsada dahabka ee Boosaso
28-Apr-2018
Bangiga Amal ayaa tababar u furay in kabadan 70-haween ah kuwaasoo ka ganasada dahabka. Himiladda bangiga Amal waa horumarinta "Qofka, Qoyska & Qaranka"